Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamo taabacsan Xaaf oo loo diiday in ay galaan  Dhuuso Mareeb

Ciidamo aad u hubeesan oo taabacsan Madaxweynaha xaalku ku xun yahay ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa loo diiday in ay gudaha u galaan magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Sida aan wararka ku helnay ciidamadan ku heybta ah Madaxweyne Xaaf ayaa ka baxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, waxa ayna ciidamadan … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamo taabacsan Xaaf oo loo diiday in ay galaan  Dhuuso Mareeb